Muddo todobaad ku dhow waxaa shir uga socdey madaxda dowladda federalka ah iyo kuwa maamul goboleedad, kaasoo in muddo ah laysku mari la.aa go’ aan ka gaaridda mustaqbalka
waxaa dhowr maalmood ka socdey magaalada kismaayo ee dowlad goboleedka jubbaland ,madasha wadatashiga qaran ee qaabilsanayd in ay salka u dhigto qaabka ay somaliyi u mari lahayd doorasho
Wararka laga helayo gobolka Gedo ayaa sheegaya ina ururka Alshabaab ay weerar ku qaadeen saldhig ay ciidamada Amison siiba kuwa Kiiniya ku leeyihiin Ceelcade oo u dhow xuduuda
Waxaa lagu waaberiistey saaka magaalada kismaayo goobta shirka wadatashigu ka socdo arin ku cusub somaliya gudaheeda sanadihii dambe. Waxay indhaha dadka somalidu barteen marka ay soo kacaanba
Waxaa si heer sare ah loogu soo dhoweeyey magaalada kismayo Madaxweynaha dowladda federalka somaliya ,waxaana halkaasi ku soo dhoweeyey madaxweynaha ,madaxweyne ku xigeenka jubbalnd iyo dadweyne aad u
Waxaa maanta dekeda Bosaaso ku soo xidhay maraakab sida qalab loogu tala galay ballarinta dekedaasi.Wakhtigaas oo ay dekeda ku sugnaayeen wefti ballaaran oo uu hogaaminayey madaxweyne ku xigeenka
Waxaa maanta lagu soo dhoweeyey madaxweynaha dowladda federalka somaliya Mudane Xasan Sh Maxamud Magaalada Jowhar ee gobolka shabeelada dhexe halkaasi oo ay ku soo dhoweeyeen wasiiro xubno baarlamaan,gudoomiyaha gobolka Isimo iyo
Rasiisal wasaarihii hore ee somaliya Mudane Abdi Farax Shirdoon(SAACID) ,ayaanu ka waraysanay waxqabdkii dowladii ugu horeysey ee somaliyee oo aan ku meelgaar ahayn ee uu Raiisal wasaaraha ka
Diyaarado dhowra iyo Baabuur is daba jooga ayaa maalmahan ku ququlayey magaalada boosaaso kuwaasi oo ay saran yihiin wufuud ,rakaab iyo ganacsato ka kala yimid magaalooyin kala duwan ,waxaa