Waraysi dheer oo uu bixiyey gudoomiyaha ururada bulshada rayidkaa ee puntland Mudane Nur Shire Cisman ka dib shirkii dhowaan ku dhex maray caasimadda puntland ee Garoowe xubnihii ka
Shirarkii ay wada qaateen Isimada ,siyaasitiinta ,ururada bulshada ee puntland iyo weftigii ka socdey beesha caalamka oo intiisii badneyd ku dhamaaday is afgaranwaa ,ka dib markii weftiga ka
DHAMAAN DADKA KALA AH;. Ali Xasan Wadaad iyo Xaaskiisa Farxiya Xaaji Ali iyo Caruurtiisa Ibrahim Xasan Wadaad iyo xaaskiisa Nabaad Xasan Ali iyo caruurtiisa Xasan Ali Jibril
Wasiirka wasaaradda gaadiidka somaliya Ali Axmed Jengeli ayaa sheegay in habab cusub loo baaridoono dadka ka dhoofaaya iyo kuwa ka soo degaya Garoonka diyaaradaha Adan Cadde ,Isagoo sheegay
Madaxweynaha puntland Dr cabdiweli Ali Gaas ayaa Madaxtooyada puntland kula shiray Isimo aqoonyahano,Siyaasiyiin hore oo reer puntland ah oo uu ka mid yahay madaxweynihii hore ee puntland Mudane
Dhowaan waxaa qaar ka mid ah xisbiyada siyaasadda ee ka furan magaalada Muqsisho u gudbiyeen dacwad Maxkamada sare ee dalka somaliya .dacwadaas oo ay sal uga dhigeen in
Dhowaan waxay maamulka somaliland soo saareen go’aan ay ku tilmaameen in lagula dhaqmaya dadka somalida ah ee aan u dhalan maamulka S/land ,taasi oo ay yiraahdeen dadka somalida
Beryahanba waxaa soo baxaayey hadal hayn ah in Magaalada Bosaaso laga abaabulayo mudaharaad lagaga soo hor jeedo dowladda ,sidaa wada ogtihiin waxaa dhowaan shir jaraaid ku qabtay magaalada