Barnaamijka dood golaha1960 oo ay had iyo jeer ka qayb qaataan siyaasiyiinta iyo aqoonyahanada somaliyeed ee ku kala nool woqooyiga Ameerica iyo caalamka kaleba,Barnaamijkan dooda oo aanu had
Banaan bax ballaaran oo ay ka qeyb galaan boqolaal shacab oo ay hogaaminayaan Madaxda Maamulka Gobolka Banaadir,odayaasha ay isbaaradu u taalo muqdisho Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka iyo siyaasiyiin
Dawladda Puntland ayaa goor dhaweyd Warsaxaafadeed deg deg ah ka soo saartay xaaladdaha ka taagan magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool, taas oo ka dambeysay markii ay Somaliland
Barnaamijka kororso aqoontaada oo ka baxa Golaha 1960 ,Golaha codka shacabka somaliyeed,Barnaamijkan oo aanu had iyo jeer ku soo qaadano qoraalada iyo fikradaha aanu is leenahay waa ay
Alla how naxariistee waxaa dalka Maraykanka ku geeriyoodey Maxamed suldaan Maxamud Cali Shire Eheladii iyo qaraabadiisana ilaahay Samir iyo iimaan ha ka siiyo