Month: June 2016
Wararka
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, halkaasoo 20-ka bishan uu ka furmi doono shirka Madasha Wada-tashiga qaran.
Read More
Wararka
Wefti ka socda p/land ayaa nayroobi kula kulmay wefti kasocda bangiga aduunka.Waftiga p/land Waxaa ka mid ah Agaasimaha guud ee Madaxtooyada Deeq Saleebaan Yuusuf, guddoomiyaha hay’adda shaqaalaha rayidka
Read More
Wararka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer ka soo saaray magacaabista Guddiga Heer Federaal ee Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee sannadka 2016-ka. Guddigan oo ka kooban
Read More
Wararka
Dawlada Kenya ayaa xidhay xadka u dhexeeya Kenya iyo Soomaaliya gaar ahaan xadka u dhexeeya labada magaalo ee mataanaha ah ee Mandheera oo dhanka Kenya ah iyo Balad
Read More
Wararka
Read More
Wararka
Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xil ka qaadis ku sameeyey Taliyihii Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), S/Guuto Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare. Madaxweynaha ayaa xilka qaadista taliyaha u cuskadey
Read More
Wararka
Read More
Wararka
Read More
Wararka
Xaaladda Magaalada Cadaado Ee Gobolka Galgaduud oo ay ku Dagaalameen Ciidamo ka wada tirsan Milatariga Soomaaliya ayaa degan,kadib markii uu istaagay Iska hor imaad Duledka Magaalada Cadaado ku
Read More
Arrimaha-Bulshada
https://youtu.be/TaWKiQOP0c4?t=3
Read More
Wararka
https://youtu.be/-UEm681pxfQ
Read More
Wararka
Aqoonyahan Siciid Axmed X Saalax ayaa siiyey waraysi golaha1960 golaha codka shacabka somaliyeed .Waraysigaasi oo uu aad ugaga hadlay heerka aqoonyahanda somaliyeed kaga aadan yihiin wax ka qabashada
Read More
Wararka
Read More
Wararka
Waxaa golaha1960 ,golaha codka shacabka somaliyeed siisay waraysi dheer Aqoonyahan Safiya Yasin, waraysigaasi oo ay kaga hadashay Qorshaha New dealka oo ay wadamada deeqda bixiyaa ugu tala galeen
Read More
Wararka
Madaxweeynaha Jubaland Axmed Max’ed Islaam ayaa maanta furay kalfadhigii labaad oo ay yeeshaan mudaneyaasha baarlamanka Jubaland.Mudaneyaasha baarlamanka Jubaland oo uu shir gudoominayay gudoonka baarlamanka Mudane Cabdi Max’ed C/raxmaan ayaa
Read More
Wararka
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa cafis u fidiyey qaar kamid ah Maxaabiistii ku jirtay xabsiyada Jubbaland, gaar ahaana magaalada Kismaayo,waxaana uu sheegay in tanni loo sameeyey bisha
Read More
Wararka
Maalintii uGu horeysey ee bishan Ramadaan ayaa Xildibaan Mustafa sheikh Ali Dhuxulow afur siiyey Arday dhigata Iskuul wax lagu baro ardayda indhoolayaashu .Maamulaha Iskuulka Indhoolayaasha Ustaad Abiikar ayaa uga
Read More
Wararka
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tegey xerada qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya, halkaasoo ay ku nool yihiin Soomaali badan. Booqashadan Madaxweynaha ayaa ah tii ugu horeysay ee Madaxweyne
Read More
Wararka
Dhakhaatiirtii oo Isbaaro U Dhigtay Shacabka Soomaliyeed Moringa iyo Diinsiga waa dhir daawo ah Aduunka waxa ugu daran in Dhakhaartii qaranka somaliyeed uu wax soo baray oo
Read More
Wararka
Read More