Suugaan
Barnaamijka Suugaanta waxaa Gabayo xanbaarsan baraarujin,iyo wacyi gelin ugu soo bandhigay ummadda somaliyeed golaha 1960,golaha codka shacabka somaliyeed ABWAAN (MATAAN). Abwaanku wuxuu tiriyaa qaybo badan oo ka mid
Read More
Wararka
Labada madaxweyne ee dalaka Turkiga iyo Somaliya MR Ardogan iyomadaxweynaha somaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si wadajir ah xariga uga jaray maanta dhismaha Safaaradda Turkiga ee Somalia,
Read More
Wararka
Waxaa manta si heer sare ah loogu soo dhoweeyey Madaxweynaha turkiga magaalada Muqdisho MR ERDOGAN Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Ra’iisul Wasaaraha, xubno ka tirsan dowladda, Diblomaasiyiin caalami
Read More
Wararka
Wefti uu hogaaminaayo wasiirka arimaha dibadda dalka Britain MR Hammond ayaa booqasho ku yimid dalaka somaliya wefigaasi oo uu madaxweynaha somaliya Xasan Shiikh ku qaabilaya Guriga madaxtooyada ee viilasomaliya.Madaxweynaha ayaa
Read More
Wararka
Golaha Wasiirrada Xukuumada Somalia, ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho uga hadlay Xaaladda Caafimaad ee dadkii ku wax-yeeladu kasoo gaartay Weerarkii Waxash-nimo ee Al-shabaab ay ku Qaadeen
Read More
Wararka
Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in la soo bandhigay meydadka afar ka mid ah Al-Shabaab, kuwaasoo lagu dilay howl gal ka dhacay deegaanka Buulo Gaduud oo
Read More
Wararka
Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyn ee Gobolka Hiiraan, halkaasoo ay ka jirto xaalad bani’aadanimo oo ka dhalatay fatahaada uu sameeyay wabiga Shabelle iyo
Read More