Month: February 2018
Wararka
14 Feb 2018 (Puntlandes) Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo ay wehliyeen Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda, Mudane C/raxmaan Ducaalle Beyl, Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Mudane Maxamed Cabdi xayir
Read More
Wararka
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo weftigii uu hogaaminayey ayaa Galabta 14 Feb 2018 dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe ee caasimadda dawladda Puntland. Madaxweynaha
Read More
Wararka
Wasiirka Wasaaradda Dastuurka DFS iyo Gudiyadsa Dastuurka oo la kulmay Baarlamaanka Puntland. Posted by Warbaahinta Dawladda Puntland PLTV on Monday, February 12, 2018
Read More
Arrimaha-Bulshada
Read More
Waraysi
(QAYBTA 1aad) Waraysigan oo ah barnaamij (BARNAAMIJKA SANADKA) uu Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble ,ku qiimaynaayo sanadkii uu ahaa madaxweyne Farmaajo hogaamiyaha dalka Somaliya.(golaha1960 iyo Websaydhada ay wada
Read More
Wararka
Read More
Arrimaha-Bulshada
Shirka Amniga Qaranka War deg deg ah War murtiyadeed Laga soo Saaray Shirkii Gollaha Amniga Qaranka Kaasi Oo Ay yeesheen Madaxda Dowlada Fedaraalka iyo Madaxda Dowlada Gobaleedyada Iyo
Read More
Wararka
Read More
Wararka
Duqa magaalada Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisoow) ayaa guddi baaritaan u saaray dad barakacayaal ah oo dhammaadkii sanadkii tagey xoog looga raray dhul
Read More
Wararka
Read More
Arrimaha-Bulshada
Read More
Arrimaha-Bulshada
Read More
Wararka
Aqoonyahan Wardheere oo ka mid aqoonyahanada hogaamiya golaha1960 oo jooga dalka Kiiniya Magaalada Nayroobi ayaa uga waramay golaha1960 iyo websaydhada ay wadad shaqeeyaan ,muranka siyaasadeed ee ka jira
Read More
Wararka
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay ciidamada uu Imaaraadku tababaray ee ku sugan xero ku taala magaalada Muqdisho, isaga oo sheegay in ciidamadaasi yihiin kuwo mishaaraadkoodu
Read More
Wararka
Saraakiil ka socday wasarada Gashaandhiga dowlada Federaalka Somalia iyo Xoogga dalka Somalia oo ay weheliyaan qaar ka mid ah Saraakiisha Ciidanka daraawiishta Puntland ayaa soo gaadhay Gobolka Sanaag
Read More
Wararka
Baarlamaanka dalka Turkiga oo kulan ku yeeshay Arbacadii shaley magaalada Ankara ayaa muddo Hal sano ah ugu kordhiyay Ciidamada ka howlgala dalalka Soomaaliya, Yemen iyo Gacanka Cadmeed. Ciidamada
Read More
Wararka
07 Feb 2018 (Puntlandes) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa aqalka Madaxtooyada ee Villa Somalia ku qaabilay Safiirka Isutagga Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Maxamed Axmed Cusmaan Alxamaadi. Sida lagu
Read More
Arrimaha-Bulshada
Read More
Wararka
06 Feb 2018 (Puntlandes) Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknoolojiyada ayaa sheegay in wasaaraddu qabanqaabineyso shirweyne ay ka soo qeyb galayaan shirkadaha isgaarsiinta ee dalalka Soomaaliya iyo Jabuuti, kaas oo
Read More
Wararka
06 Feb 2018 (Puntlandes) Waxaa goordhow Magaalada Muqdisho ka furmay Shirka Amniga Qaranka oo u dhexeeya madaxda Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Dowlad Goboleedyada, waxaana looga hadlayaa Xaaladda guud ee Amniga
Read More