05 Feb 2018 (Puntlandes) Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in xalay la sii daayay Xildhibaankii xasaanada ay ka qaadeen Baarlamaanka Jubbaland oo lagu magacaabayay Axmed Xasan Cabdi (Axmed
05 Feb 2018 (Puntlandes) Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa wareegtu uu soo saaray ku joojiyey dhismaha ka socda dhulka ka soo horjeeda
Gudoomiyaha Guddiga Dastuurka labada Golle ee Baarlamaanka Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa si kulul uga hadlay
Wasiirka Arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Amb. Ahmed Isse Awad ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Siihayaha Safaaradda Qatar ee Soomaaliya Eng. Hassan Bin Hamza Asad