Madax-dhaqameedka Deegaanka Soomaalidda ayaa Ka Hadlay Khilaafka u Dhexeeya Mustafe Cagjar iyo Axmed Shide. Madax-dhaqameedka Deegaanka Soomaalidda ayaa Ka Hadlay Khilaafka u Dhexeeya Mustafe Cagjar iyo Axmed Shide.
Axmed shide wasiirka maaliyada ee dalka Itoobiya ahna Gudoomiyaha xisbiga talada haya ee Soomaaligalbeed oo la filayey saaka imaanshihiisa magaalada Jigjiga si loogu maareeyo khilaafka taagan ayaa lagu
Masuuliyiin ka tirsan gollaha Xukuumadda Dowladda Federaalka Ee Soomaaliya iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Caasimadda Puntland ee Garoowe. Posted by Warbaahinta Dawladda
Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Aqalka Sare ee dowladdaFederaalka Soomaaliya oo ka qaybgalaya Caleema saarka Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa lagu soo dhaweeyay Garoowe. Posted by Warbaahinta Dawladda Puntland
Jaamacadda Darham oo ku taal Dalka Ingiriiska ayaa Magaalada Boosaaso ku soo bandhigtay Cilmi baaris ay ka sameysay Afar magaalo oo ku yaal Soomaaliya oo ay ku nool
Madaxwaynaha Cusub ee Puntland Siciid Cabdullahi Deni oo Awoodi waayey in uu waktigii dastuuriga ahaa ku soo dhiso Xukumadiisa cusub ayaa barlamaanka ka codsaday in ay mudada 15cisho
Baarlamanka Puntland ayaa saaka cod qarsoodi ah u qaaday, xubno u tartamay guddiga joogtada ah ee Golaha wakiilada Puntland ee matalaya gobolada Bari iyo Nugaal, kuwaasoo oo lagu