Shirkadda Spectrum oo sameysay sahminta shidaalka xeebaha Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saartay waxay faah-faahin uga bixisay shirkii 7-dii Febraayo ka dhacay London iyo dhulka sahminta lagu sameeyey.
Dowladda Kenya ayaa amar ku siisay inuu dalkeeda ka baxo safiirka Soomaaliya ka jooga Amb. Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan), sida laga soo xigtay warbaahinta maxalliga ah ee dalkaa.
13 Feb 2019 (Puntlandes) Dowladda Federaalak Soomaaliya ayaa soo dhaweysay go’aankii ka soo baxay Midowga Afrika,kaasi oo ay ku taageerayaan shacabka iyo dowladda Soomaaliya, dadaalada loogu jiro in deymaha
Saddex wasiir oo ka tirsanaa xukuumaddii hore ee Somaliland ee uu Hogaaminayey madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa ka degay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Xubnahan ayaa kala ah