Ciidamada Gaarka ah ee NISA ayaa xalay howlgallo baaritaano ah ka sameeyay xaafado ka mid ah degmada Boondheere ee gobolka Banaadir, halkaas oo lagu soo qabtay dhalinyaro badan.
Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre ayaa sheegay in la joojiyay Imtixaankii mideysnaa ee dowladda qaadeysay, kaasoo Saddexdii maalin
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ( Axmed madoobe) iyo waftigii ku wehelinayay shirka wadatashiga Garoowe ayaa saaka ka duulay garoonka diyaaradaha ee Gen Maxamed abshir ee Garoowe, isagoo
Ugu yaraan siddeed qof ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhaawacmeen qarax ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka bari ee maamul goboleedka Puntland. Qaraxa oo sida
Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa ka duulay Garoonka Diyaaradaha G.Maxamed Abshir kadib markii uu fashil ku idlaaday Shirkii Wadatashiga ee Magaalada Garowe. Madaxweynihii hore ee Puntlanad
Maamulka iyo Dhegeystayaasha Golaha1960 waxay tasci u dirayaa dhamaan ummadda Somaliyeed ,ehalada ,caruurtiisa iyo dad ay sii dhaleen meelkasta oo ay joogaan ,iyagoo uga tacsiyadeynaaya geerida ku
Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya ayaa war-saxaafaddeed ay soo saartay uga hadashay go’aankii ay dowladda Kenya ku joojisay duulimaadyadii tooska ahaa ee Muqdisho iyo Nairobi. Xukuumadda somalia