Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan ( Karaash) ayaa ku dhawaaqay in aan wax gorgortan ah Somaliland lagala laga geli karin midnimada iyo xuduudaha Puntland ee Sool
Gudiga Doorashadda Gudiga ku meel gaarka ah ee Doorashooyinka Puntland oo lagu dhaariyey Qasriga Madaxtooyadda ee Garoowe iyo Madaxweynaha Dowladda Puntland oo la dar-daarmay. Posted by Puntland State
Wasiirrada dekadaha Soomaaliya iyo Qatar, Maryam Aweys Jaamac, iyo Jassim Bin Saif Ahmed Al Sulaiti ayaa si wadajir ah maanta u shaaciyay in la billaabayo dhismaha dekadda Hobyo
Dowladda Soomaaliya ayaa mar kale ku celisay baaqeedii hore ee ahaa in marnaba aysan aqoonsan doonin natiijo kasta oo ka soo baxday doorashooyinka Jubbaland tan Baarlamaanka iyo madaxweynaha