Wararka
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalacsiiyey saraakiisha, Saraakiil xigeenka iyo dhammaan askartii ka qeyb qaadatay jabkii xoogaanaa ee dhawaan maleeshiyada Al-Shabaab loogu geystay saldhigyada ciidamada Dowladda ee
Read More
Wararka
Guddiga COVID-19 ee Puntland ayaa hakiyey Dhammaan Howlaha Waxbarashada Guddiga COVID-19 ee Puntland ayaa si ku meelgaar ah u hakiyey Dhammaan Howlaha Waxbarashada ee ka socda Goobaha Dugsiyada
Read More
Wararka
Wararka ka imanaya gobolka Bay ayaa sheegya in labo carruur ah oo walaalo ah laga helay meydkooda duleedka magaalada Baydhabo. Labada Carruurta ah oo shalay aaday dugsi quraan
Read More
Wararka
Gaadiidlayda wadada isku xirta magaalooyinka Muqdisho iyo Jowhar ayaa soo dhoweeyay bilaabista dayactirka lagu sameynayo wadada laamiga oo aan muddo dheer helin wax dayactir ah. Qaar ka mid
Read More
Wararka
Shirka madada dowladda federaalka iyo madax goboleedyada ee Afisyoone ayaa mar kale maanta la hakad geliyey, ayada oo la sheegay inuu dib u furmi doono maalinta Arbacada ee
Read More
Wararka
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Senator Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa ka digey burbur ku yimaad shirarka loogaga hadlayo arrimaha doorashooyinka. Cumar Cabdirashiid ayaa sheegay in haddii lagu
Read More
Waraysi
Waraysigan aanu la yeelanay Musharaxa city councilka Magaalada Boston ee dalka Maraykanka Aoonyahan Siciid Cabdikariin ( Siciid Boston) waa aqoonyahan somaliyeed oo jamacada Harvard Macalin ka ah.
Read More
Wararka
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo, ayaa markale iskugu yeedhay Madaxda Maamul gobaleedyada Soomaaliya, Shir ka dhici doona Teendhada Afisiyooni ee aaga Xerada Xalane, maalinta sabtida ah 3April. Wasiirka
Read More