Wararka
Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Sheikh Shariif Sheikh Axmed iyo Xasan Sheikh Maxamuud ayaa goordhow gaadhay degmada Cadale ee Gobolka Shabellaha Dhexe, halkaasoo si weyn loogu soo dhoweeyay. Madaxweynaha
Read More
Waraysi
Waraysigan uu siiyey Musharax Madaxweyne dowlada federalka Somaliya Dr C/raxman Maxamed Xaashi,Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan ,wuxuu kaga hadlay sababaha ku kalifey inuu isu sharaxo madaxweynaha somaliya
Read More
Wararka
Madaxweynaha Dawlad deegaanka Soomaalida Mustafe Muxummed Cagjar, madaxa Xarunta Dhexe Ee Xisbiga Barwaaqo, Maxammed Shaalle, dhammaan masuuliyiinta Xukuumadda, Cuqaasha iyo odayaal dhaqameedka Deegaanka Soomaalida ayaa maanta sagootiyey Ciidanka
Read More
Wararka
Midowga Musharaxiinta oo galabta illaa caawa shir uga socday Hotelka Jazeera ayaa ka soo saaray war saxaafadeed ay uga hadlayaan xaalada doorashada iyo caqabado ay sheegeen in haddii
Read More
Wararka
Dowladda Kenya ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixisay duqeyn dhanka cirka ah oo ay diyaaradaheeda dagaalka ka fulisay qeybo ka mid ah gobolka Jubbada Hoose, kuwaas oo
Read More
Wararka
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo faro-geliyey xiisadda ka dhex oogan xildhibaanada gobollada waqooyi, oo isku haya maamulka guddiyada doorashada gobollada waqooyi, kuwaasi oo laba u
Read More