Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa faah-faahin ka bixiyay shirarkii ay maanta yeesheen Madaxda Dalka, wuxuuna u mahad-celiyay shacabka Puntland. Posted by Abdiwali Ahmed Warsame
Waraysiagan oo ka duwan kuwii hore ee Aqoon yahan Faysal Cabdi Rooble siiyey Golaha1960 iyoWebsaydhada ay wadashaqeeyaanba wuxuu kaga faalooday Waraysiagan qaabkii ay u dhacday xafladii caleemasaarka madaxda
Geedi Daawo Khudbadii Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi uu xalay ka jeediyey Caleemasaarka Madaxda Puntland ee Garowe.- Dabaraani Media Inc – Posted by Dabaraani Media
Madax-dhaqameedka Deegaanka Soomaalidda ayaa Ka Hadlay Khilaafka u Dhexeeya Mustafe Cagjar iyo Axmed Shide. Madax-dhaqameedka Deegaanka Soomaalidda ayaa Ka Hadlay Khilaafka u Dhexeeya Mustafe Cagjar iyo Axmed Shide.