Wararka
Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa Garoowe ku qabatay Tababar ku saabsan diiwaangalinta canshuuraha biriga waxaana tababarka qaadanaya hawlwadeenada dhinaca canshuuraha eeWasaaradda Posted by Warbaahinta Dawladda Puntland PLTV on
Read More
Waraysi
Waraysigan uu siiyey Eng Cabdinasir Cisman Dhalac Golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan wuxuu kaga waramay GUUL DARADII iyo FADEEXADII kaga dhacday kooxdii gooni u goosadka ahayd
Read More
Wararka
Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariihdu tahay 2 October 2018 xarunta Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ka daah furay qabyo tirka xeerka cashuuraha
Read More