Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Akhriso Xildhibaanada taageersan Farmaajo oo Wasiiro u badan oo bayaan ka kooban 10 qodob ka soo saaray Mooshinka

 Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka JFS ee taagersan Madaxweyne Farmaajo una badan golaha wasiiradda ayaa maanta kulan lagu qasbay ku yeeshay Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho, waxaana kulanka Xildhibaanada goobjooga ahaa lagu qiyaasay inay gaarayaan illaa 105 Xildhibaan.

Xildhibaanada ka hadlay kulanka ayaa waxay sheeegeen inay ka soo horjeedaan Mooshinka laga keenay Madaxweynaha ee xilka looga qaadayo, kaasoo 9-kii bishan uu qabtay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan.
Akhriso qoraalka


Puntlandes.com

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *