Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

AQOONYAHAN ANWAR MAXAMED DIRIYE//SIDEE LOO XUSHAA HOGAAMIYE WANAAGS

AQOONYAHAN ANWAR MAXAMED DIRIYE//SIDEE LOO XUSHAA HOGAAMIYE WANAAGS

ANWERUmmad walba oo aduunka ku nooli waxay u baahan tahay iney hesho hogaamiye wanaagsan oo ku hogaamiya tubta toosan ee ay horumar ku gaari karaan sinaan iyo cadaaladna ku dhaqa.hadaba hogaamiyayaasha dalalka aduunyadu waxay u qaybsamaan kuwo Boqortooyo ah ,kuwo la doorto iyo kuwo xoog ku qabsada hogaanka ,

Si hadaba ay bulsho ka mid ah bulshooyinka aduunku u hesho hogaamiye wanaagsan waxaa haboon in laga helo hogaamiyahaasi arimaha soo socda sida uu qabo Aqoonyaha Anwar Maxamed Diriye.

 

Weriye  Dhegood

Puntlandes,Saadaalnews,Arrimaha,Golaha1960.com

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *