Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

baaq nabadeed Buuhoodle/odayaasha,maamulka iyo aqoonyahanada golaha1960

 Baaqan nabadadeed ee ay dirayaan Odayaasha, Maamulka iyo Aqoonyahanada Golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan ayey uGu baaqayaan bulshada somaaliyeed ee ku nool Magaalada BUUHOODLE iney ilaashadaan nabadgelyadood maqlaana isimada iyo dadka somaliyeed ee u yimid iney wax ka qabtaan dhibaatadii dhowaan ka dhacday magaaladaasi.Kuwaasoo sheegay inaan wakhtigan loo baahnayn dhiig daata iyo nabad gelyo xumo dambe oo ka dhacda bulshadaasi walaalaha ah dhexdooda.

Weriye Dhegood.

 

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *