baaq nabadeed/ golaha1960 iyo websaydhada ay wada shaqeeyaan waxay baaq ka dirayaan dagaalka sool
|Baaqan nabadeed ee ay dirayaan Maamulka iyo dhegeystayaasha Golah1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan ,iyagoo ka xun dhiiga iyo dhimashada joogtada ka noqday beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya Gobolka Sool ( Bah-hararsame iyo Qayaad ) Taasoo isku dayo badan oo nabad raadin ah laga sameeyey dhexdooda laguse guuleysan waayey ,heshiis kasta oo la dhex dhigana markaba lagu bedelo dagaal , dhimasho iyo colaad joogto ah.
Baaqan nabadeed waxaanu leenahay walaalayaal dadka maqla oo nabada qaata colaadana joojiya.
Saadaalnews.net, Puntlandes.com