Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

baaq nabadeed/ maamulka iyo dhegeystayaasha golaha1960 waxay baaq nabadeed u diryaan beelaha ku dagaalamaya gobolka sool.

Baaqan Nabadeed / baaqan ay dirayaan maamulka iyo xubnaha joogatada ka ah Golaha1960 iyagoo aad uga xun dagaalka ka socda Gobolka Sool kaasoo ay ku dagaalamayaan laba beelood oo walaala ah .Dagaalkaasoo keenay dhimasho iyo dhaawac fara badan .Codsiga uu baaqani xambaarsan yahay waxay waxay labadaa beelood kaga codsadeen iney joojiyaan dagaalkaasi .

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *