Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

baaq nabadeed/ odayaasha golaha1960 waxay baaq nabadeed u dirayaan beelaha ku dagaalamaya gobolka sool

golaha_logo    Baaqan nabadeed oo odayaasha Golaha1960 u dirayaan labada beelood ee walaalaha ah ee ku dagaalamaya Gobolka Sool ,Waxay ku bayaamiyeen khasaaraha iyo cawaaqib xumada uu ifka iyo aakhiroba leeyahay dhiigu.Waxayna labada beelood ka codsadeen iney joojiyaan colaadaas dhimashada badan horseeday.

Odayaasha Goluhu waxay mar labaad si naxariisleh uga codsanayaan iney joojiyaan colaadaas dheeraatay .

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *