Baaq/ odayaasha iyo aqoonyahanada golaha1960 waxay baaq ugu dirayaan baarlamaanka somaliya iney ansixiyaan wasiirada cusub
|Baaqan ay Odayaasha iyo Aqoon yahanada Golaha1960, u mariyeen Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan Baarlamaanka Somaliya, waxay kaga hadleen in ay joojiyaan ka hor imaashaha Golaha Wasiirada uu soo dhisay Raiisal wasaaruhu maadaama ay dadka somaliyeed u baahan yihiin dowlad ka saarta dhibaatada haysata Sida Abaaraha ,amin xumada iyo Dowlad la’aanta. Baaqan oo ku socda Gudoonka iyo Baarlamaanka xubnaha ka tirsan ee sheegay inaaney Ansixineyn Wasiirada cusub ayey kaga codsadeen iney somali u naxaan.
.