baaq/maamulka iyo dadweynaha ku midoobey golaha1960 oo ka xun xariga weriye coldoon ,baaqna u diray masuuliyiinta s/land
|
Anagoo ah maamulka iyo dadweynaha somaliyeed ee ku midoobey golaha1960, golaha codka shacabka somaliyeed .Waxaanu baaq u diraynaa masuuliyiinta s/land ,iney ku sii daayaan shuruud la’aan Weriye Cabdimalik Coldoon oo loogu xiray Magaalada Hargeysa si sharci darro ah .Si loo nebcaysiiyo somalinimada ,Aanuna u aragno Wadani somaliyeed oo isu xilqaamay caawinta dadka somaliyeed ee baahan,
Haddaanu nahay golaha1960 horay waxaanu uGu aqoonsanay qofkii uGu wax qabad badnaa dadka somaliyeed SANADKII 2016KII.