bar bulshada/aqoonyahan muxumed maxamed ali ayaa ka hadlay qaabka cashuuraha dalka maraykanka golaha1960
|Aqoonyahan Muxumed Maxamed Ali ayaa golaha 1960 uga waramay arimaha cashuuraha dalka somaliya iyo xaaladaha ku xeeran dadka waalidiinta ah ,ganacsatada yar yar qaababka ay sharci ahaan u xeraysan karaan cashuuraha,dadka da’da weyn,iyo weliba dadka dhibaatooyinka ka tirsanaya hay’adda cashuuraha dalka Maraykanka.iyo arimo badan oo kale.
Weriye Dhegood .
Puntlandes, saadaalnews, Arrimaha,Golaha1960