Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

bar: kororso aqoontaada/ dalka itoobiya oo cagta saaray wadada burburka/aqoonyahan yalax(golaha1960)

Dalka Itoobiya oo ay ku nool yihiin qoomiyada ka duwan ,kala diina,kala af ah oo kala dhaqan ah ,ayaa waxaa muuqata in shucuubta Oromada ,Xabashida Iyo onlf(somalida) ay ku midaysan yihiin sidii ay xukunka Tikreyga isaga dulqaadi lahaayeen ,taasi oo ay muuqato in maamulka maanta ka jiraa Itoobiya uu lumiyey kalsoondii dadka reer Itoobiya dalkuna uu cagta saaray WADADII BURBURKA.

Weriye (aqoonyahan) YALAX

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *