bar:kororso aqoontaada/ waa Kuma aqoonyahan iyo sharaxaadii Aqoonyahan anwar maxamed diriye/golaha1960
|Barnaamijka kororso aqoontaada.Barnaamijkan waxaa had iyo jeer idiin soo gudbiya Aqoonyahan YALAX,
Waxaa golaha1960 ,golaha codka shacabka somaliyeed warbixin dheer uga soo jeediyey golahan Aqoonyahan Anwar Maxamed Diiriye ummadda somaliyeed uu kaga hadlay Aqoontu waxay tahay iyo Aqoonyahan qofka lagu tilmaami karo . sidoo kale wuxuu aad uga hadlay qaybaha kala duwan Aqoonta.