barnaamijka bulshada//waxaa marti noogu noqday golaha 1960 gudoomiyaha somali American council of oregon(saco) mudane muse cabdicasis ololdiinle
|Barnaamijka bushada oo todobaad kasta habeenka Axadda aanu idiinka soo gudbino Golaha 1960 iyo websidhka golaha 1960 ,golaha codka shacabka somaliyeed .Barnaamijka todobaadakanna waxaa marti noogu ahaa .
Gudoomiyaha ururka Somali American council of Oregon.Mudane Muse Cabdicasis ololdiinle.Ururkaas oo dadka somaliyeed ee degan gobolkaasi ay kumideysan yihiin kana shaqeeya dhinacyada waxbarashada ,amniga taakulaynta dadka u baahan caawinta.