Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

beeldaajaha cali saleebaan ayaa lagu ceema saaray magaalada carmo

Saldanada beesha   Warsangeli. Suldaan Siciid Suldaan Suldaan Cabdisalaam  ayaa kaalin mug leh ee Islaamnimo  Tolnimo, Hartinimo, Daaroodnimo Derisnimo kaga qayb  qaatay caleemo saarkii Beeldaajaha beelaha Cali Saleebaan Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Cabdulaahi.

Suldaanka beesha Warsangeli Suldaan Siciid Suldaan Abdisalaan Suldaan Maxamuud Cali Shire iyo Ugaaska beesha Dishiishe ama Ugaaska beelaha Daarood Ugaas Xassan Ugaas Yaasiin, Ugaas Abdirixmaan

Suldaan Siciid, Boqorka beelaha Daarood, madaxweynaha Puntland iyo madaxweyne ku xigeenka Puntland

Garaadka beesha Dhulbahante Garaad Jaamac, Garaad Cali, Garaad Jaamac, beeldaajaha beelaha Cali saleebaan Beeldaaje Maxamed Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Xaaji Cabdulaah iyo Suldaanka beelaha Daarood Suldaan Siciid Suldaan Abdisalaan Suldaan Maxamuud Cali Shire

Suldaanka Daarood iyo Boqorka Daarood

Garaadka beelaha Absame Daarood Garaad Kulmiye Garaad Maxamed Garaad Dool Garaad WiilWaal  

Siyaasiga ka dhaxeeya Umadda Soomaaliteed Cali Mxamed Geedi

Allsanaag.com

Leave a Reply

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *