ciid mubaarik/ barnaamijka salaamaha maalinta ciidul fidri ee golaha1960 iyo websaydhada ay wadashaqeeyaan
| Ciid mubaarak / Waa barnaamij gaara oo dadweynaha golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan,Puntlandes,Saadaalnews,Puntlandobserver
iyo Golaha1960.com ay hambalyo iyo salaanba ugu gudbinayaan dhamaan dadka muslimiinta ah,dadka somaliyeed iyo eheladoodaba,Tasoo ay ilaahay ugu baryeen inuu sanadka dambe caafimaad iyo barwaaqo ku gaarsiiyo.
Weriye Dhegood