Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

cod/baranaamijka falanqaynta arimaha siyaasadda golaha1960 ee mushraxiinta madaxweyne2017 xasan sheekh waxqabadkiisii iyo wax qabad la’aan tiisii

xasan

barnaamijkan ooaad u xiisa badan waxaa Abwaan Maxamud  Axmed kaga faalooday Xasan Shiikh intii uu madaxweynaha ahaa wixii uu somali u qabtay ,iyo waxqabad la’aantiisii ,Maadaama uu musharax u yahay mar labaad jagada mdaxweynaha somaliya .sidoo kale maxaa horumar ah ama dib u dhaca oo somaliya la soo gudboonaadey intii uu madaxweynaha ahaa.

Barnaamijakan waxaan ka ogaan karnaa in dadka somaliyeed ay mar labaad  Xasan Shiikh ku aami karaa hogaanka madaxweynenimo ee dalka somaliya iyo inkale.

Weriye Abwaan Maxamud

Puntlandes. Saadaalnews Allsanaag,Arrimaha iyo golaha1960.com

.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *