cod/barnaamijka soo noolaynta wadaniyada iyo is jacaylka somalida/aqoonyahanada iyo siyaasiyiinta golaha1960
|Barnaamijkan oo ay aqoonyahanada iyo siyaasiyiinta ku midoobey golaha1960.Golaha codka shacabka somaliyeed,iyo Websidhada ay wada shaqaynta leeyihiin.
Barnaamijkan oo aqoonyahanada iyo siyaasiinta golaha1960 ay ugu tala galeen ummadda somaliyeed ee ay hareeyeen Qabyaaladda ,musuqmaasaqa,Colaadaha iyo maamul xumadadu iney dib u xasuusiyaan is jacaylkii iyo wadan jacaylkii somalida u dhexeeyey balse sanadahan dambe uu mugdigu galay.
Weriye Dhegood. ka qayb galayaasha Caare ,Cagaaran,Dalmar ,Wardheere
Wabsaydhada saadaalnews , puntlandes ,Arrimaha,iyo golaha1960.com