Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Dood/ aqoonyahan c/dahir maxamed(yeey),Kornayl cawil a xirsi,Eng:cabdilqadir iyo aqoonyahan wardheere/ xiriirka dowlada iyo dowlad goboleedada,ciidamada xooga,dekeda bosaso

  Doodan ay ka qaybqaateen afar Aqoonyahan oo lagu soo bandhigay arimo badan oo dadka somaliyeed ka qarsoonaa,sida xiriirka u dhexeeya Dowladda federalka iyo dowlad goboleedad oo kalsooni darro iyo is aaminaad la’aani ka muuqato. Baahida ay u qabtay Puntland ciidamada ay ku wareejisey dowlada federalka,Arimaha badan ee ku wareegsan muranka ka taagan DEKEDA BOSASO iyo dhibaatooyinka ka dhashay ee dhinaca ganacsiga. Ka ogow   Arimo badan oo aadan ogayn DOODATAN  dhex martay Afarta Aqoonyahan.GOLAHA1960.

Weriye Dhegood.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *