Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

dood/ golaha1960 ayaa qabtay dood lagaga hadlay go’aankii dowladdu ka qaadatay qalbi dhagax,onlf iyo heshiiyadii itoobiya

     Doodatan oo ay ka qayb qaateen Aqoonyahanada Golaha1960 Mr Wardheere,Mr Eng Cabdulqaadir iyo Mr Yalax .oo uu hogaaminayey Weriye Dhegood ayaa lagaga dooday  go’aanka ay dowladdu ka qaadatay wareejintii Qalbi Dhagax oo ka mid ah jabhadda ONLF iyo Ansixinta heshiisyadii dowladdu la gashay dalka Itoobiya oo Mustaqbalka sheegaya in ONLF lagaga mamnuucay  dalka somaliya gudihiisa iyo In Itoobiya uu ka mid yahay dhulka Somaliyeed ee weli gumeysiga ku hoos jiraa .Arinta oo in dhoweydba muran ka dhexdhalisay dadka iyo dowladda somaliyeed.

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *