Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

Dowlada Somaliya Oo soo Saartay War-murtiyeed ka Dhan ah Faragelinta Kenya.(Akhriso

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo muddo badan ka dhur-sugaysay in hoggaanka dalka Kenya ay garowsadaan muhiimadda xiriirka taariikhiga ah ee labada dal iyo iskaashiga dhaqan-dhaqaale, amni iyo siyaasad ee ka dhexeeya labada shacab iyo labada dowladood, ayaa waxaa ka go’an in ay qaaddo tallaabo kasta oo diblumaasiyadeed oo ay ku gudaneyso waajibaadkeeda dastuuriga ah ee la xiriira ilaalinta midnimada iyo madaxbannaanida Jamhuuriyadda.

HOOS KA AKHRISO:

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *