Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

hambalyo/ dhalasho wacan mushtaq maxamed xasan wadaad (dhegood) march/8/2017

dhalasho Dhamaan Waalidka,walaalaha ,ehelada iyo xubnaha golaha1960 waxay Hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Mushtaq Maxamed Xasan Wadaad (DHEGOOD) oo ay dhalashadeedu ku began tahay bisha March 8 ,oo ku beegan sanad walba maalinta HAWEENKA ADUUNKA  la xuso.Waxaanu leenahay Mushtaq ilaahay ha ku siiyo cimri dheer iyo caafimaad  inta aad nooshahay,AAMIIN AAMIIN.Anigoo ah Aabaha Mushtaqna waxaan ilaahay uga baryayaa gabadhayda weligaa farxad ,nolol wanaagsa iyo caafimaad qab ku noolow

,AAMIIN

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *