Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

hambayo/maamulka iyo aqoonyahanada golaha1960 waxay hambayo u dirayaan madaxweynaha cusub ee hirshabeele mr waare

Maamulka iyo aqoonyahanada Golaha1960 ,Golaha codka shacabka somaliyeed waxay Madaxweynaha cusub ee Dowlad goboleedka HIRSHABEELE  16/9/17 ka Mudane   Maxamed Cabdi Waare. Taasoo ay ilaahay uga baryayaan inuu ku guuleeyo howsha loo doortay oo ah hogaaminta dowlad goboleedka hirshabeele dad iyo dhulba.

Weriye Dhegood

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *