Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

haweenka magaalada badhan oo isugu soo baxay banaanbax ay ku taageerayaan ciidamadooda

Badhan:-

Haweenka Degmadda Badhan Ayaa taageeray Go'aankii ay isku casileen Talliyaashii Gobolka Sanaag ugu magacawnaa maamulka Soomaaliland oo iyaga iyo ciidamadoodii ay Hogaaminayeen ay kasoo goosteen Maamulka Jeegaanta ay Kusoo Biireen Ciidamadda Difaaca Dawladda Puntland.Soojeediye:- Hassan Dhegayare

Posted by Warbaahinta Dawladda Puntland PLTV on Wednesday, May 29, 2019

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *