maqal/aqoonyahan anwer maxamed diiriye ayaa ka hadlay xuska maalinta afka hooyo ee aduunka/golaha1960
|Warbixintan oo aad muhiim u ah ayuu golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan Aqoonyahan Anwar Maxamed Diiriye u mariyey ummadda soamliyeed ,iyadoo ay maanta ku aadan tahay MAALINTA CAALAMKA LAGA XUSO AFKA HOOYO.
Wadan waliba afka uu leeyahay oo uu ku hadlo ayaa u ah Afkiisa Hooyo ,Sidaa awgeed Afka Somaligu waxuu ka mid yahay afka lixaad ee Xuduudaha Afrika isaga gudba oo dhowr dal laga xuso maalintaasi.Wuxuu sidoo kale aad uga hadlay afka somaliga aasaaskiisa iyo isticmaalkiisaba
Weriye Dhegood
Puntlandes,Saadaal,Arrimaha iyo Golaha1960.com