Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

radio daljir ,madaxda puntland iyo dadweynaha magaalada badhan isxog waraysigii dhexmaray

Kulan-bulsheedka degmada Baran | Badhan ee gobolka Sanaag & Barnaamijka Madasha Dadweynaha ee Warbaahinta Daljir: Waa kulankii ugu horreeyey taariikhda Soomaaliya oo ay warbaahin isu keento shacab degmo, weydiiso hiigsigooda iyo himiladooda; maantana waa Baran iyo degmada gobolka kala barta iyo muwaadiniinta oo su’aalo weydiinaya masuuliyintooda Dowladda Puntland.

Posted by Radio Daljir on Wednesday, June 12, 2019

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *