Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

shiikh maxamed shucayb/ farqiga iyo xiriirka ka dhexeeya siyaasada iyo diinta islaamka iyo dib u dhaca dowladaha islaamka

 Barnaamijkani waa barnaamij ay ku dheehan tahay aqoon diineed iyo mid maadiyaba. Shiikh Maxamed Shucayb wuxuu ka waramay habkii islaamku xukunka isugu dhiibi jirey wakhtigii hore,iyo qaabka ay diinta islaamku ogoshahay in lagu doorto HOGAAMIYAHA DAL ISLAAMA, iyo qaab siyaasadeedka ay diinta islaamku ogoshahay,

Sidoo kale Sheeku wuxuu ka waramay Dib u dhacsanaanta Dalalka Islaamka ee dhinacyada aqoonta ,tiknoolajiyada iyo maamul wanaaga,taasoo keentay in bulshada islaamku  ka hadho horumarka caalamka ka jira hadda ,iyadooay masuul ka yihiin hogaamiyayaasha dalalka islaamka hogaamiyaa.

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *