Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

tacsi,tacsi/ alla how naxariistee xaaji c/kariin yusuf (cabdi waraabe) oo ku geeriyoodey magaalada hargeysa.

  Maamulka iyo Dhegeystayaasha Golaha1960 waxay tasci u dirayaa dhamaan ummadda Somaliyeed ,ehalada ,caruurtiisa iyo  dad  ay sii dhaleen meelkasta oo ay joogaan ,iyagoo uga tacsiyadeynaaya geerida ku timid Xaaji C/kariin Yusuf (xaaji Cabdi waraabe)oo ku geeriyoodey magaalada hargeysa.Ilaahayna waxay uga baryayaan Marxuumka inuu janadiisa ka waraabiyo ,dadkana samir iyo iimaan ka siiyo.

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *