Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi/ prof: anwar maxamed diiriye,u hiili afkaaga hooyo iyo xuska dunida ee maalinta afka hooyo.

    Barnaamijkan oo uu Prof,Anwar Maxamed Diiriye la wadaagey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan Maanta oo ku beegan 21/feb oo ah maalinta aduunyadu xusto AFKA HOOYO taasoo  dad waliba xusaan una dabaal degaan afkooda hooyo ee ay ku hadlaan.

Aqoonyahanku wuxuu ka sheekeeyey taariikhda iyo sababta ay ku bilaabantay xusidda maalintani.  Arintan oo ka dhalatay halgankii ay dadka BANGALKU u soo mareen hirgelinta afkooda hooyo(DALKA BANGAALADHESH).

Sidoo kale wuxuu ka waray halka uu afka somaligu kaga jiro AFAFKA aduunka iyo  6700 ee af ee aduunka lagaga hadlo. Sidoo kale wuxuu ka hadlay shakhsiyaadkii isku deyey qorayna farahii kala duwaan ee laga hirgeliyey Somaliya , Sida Cismaan Yusuf Keenadii ,sheekh uweys,kadare iyo kuwu kale, ilaa laga soo gaadhey 1972 oo la qoray farta somaligaa ee aynu maanta isticmaalo.—–

Weriye Dhegood

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *