Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

waraysi// socdaalkii uu ku tegey dalka itoobiya aqoonyahan anwer maxamed diriye

anwar3

Aqoon yahan Anwer Maxamed Diriye  oo socdaal dheer ku soo maray dalka itoobiya sida magaalooyinka JigJiga ,Diridhabe,Adis Ababa,Baxardaar,Herer iyo magaalooyin kale Ayaa waraysi dheer siiyey Golaha 1960 golaha codka shacabka somaliyeed.

Socdaalka aqoonyahanka ayey aasaas u ahayd inuu casharo ka soo bixiyo jaamacadaha ku yaala dalkaasi qaarkood iyo cimi baaris uu u aaday magaalada Baxar daar.

Waraysigaasoo aad u xiisa badan waa kan

 

 

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *