Waraysi/Dr xuseen Nur castelli ayaa golaha1960 uga waramay sida uu qofku ku samaysan karo dhaqaale &raasamaal
|Aqoonyahan Xuseen Nur wuxuu Mujtamaca somaliyeed uGu soo bandhigay golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan ,Sida ay ku yeelan karaan ama ku samaysan karaan Dhaqaale iyo hanti maguurta ah iyo Meelaha ay ka heli karaan Aqoonta iyo dhaqaalaha ay ku bilaabayaan howshaasi.
Barnaamijkan Aqoonyahan Xuseen Nur oo dhowr qaybood ka koobnaan doona waxaad kala socon kartaan Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqynta leeyihiin.
Weriye Dhegood
Puntlandes,Saadaalnews,Golaha1960.com