Download!Download Point responsive WP Theme for FREE!

xilka qaadista xubinnimada baarlamaanka puntland ee dhoobo daareed oo uu ka waramay gudoomiya dani

Xilka Qaadista Xildhibaan Dhobo Dareed iyo Sababta Looga Qaaday

Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa sheegey in ay tallaabo ka qaadayaan Xildhibaannada iyo Wasiirrada Dowladda Federaalka ee Puntland deegaan doorashadoodu tahay, waa haddii buu yidhi aysan joojin wax uu ugu yeedhey "Burburinta Puntland Dhaka kale Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Puntland Cabdirashiid Maxamed Jibriil, oo fah-faahiyay Sababta Xilka Xildhibaanimo Looga Qaday Dhobo-dareed BBC News Somali

Posted by Dalmar Media Services on Tuesday, December 10, 2019

Add a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *