Category: Waraysi
Waraysi
Waraysigan uu siiyey golaha1960 Aqoonyahan Cabdixabiib Yasiin wuxuu aad ugaga waramay dhibaatooyinkii dowladda puntland u geysatey markuu isu sharaxay baarlamaanka dowladda federalka ,musuqmaasaqa iyo faragelinta ay dowladda puntland
Read More
Wararka
Waraysigan oo aad u xiisa badan ayaa Safiir Axmed Cise Cawad siiyey golaha1960 isagoo jooga Magaalada Garoowe .waraysigan oo uu aad ugaga hadlay isbedelka ka dhacay doorashadii maraykanka
Read More
Waraysi
Waraysigan uu siiyey Gudoomiyaha gobolka Sanaag golaha1960 wuxuu aad ugaga waramay xaaladda abaarta baahsan ee ka jirta somaliya siiba gobolka Sanaag oo aan muddo saddex sano ah aanu
Read More
Wararka
waraysigan uu siiyey taliyaha ciidanka Daraawiishta Puntland Janaraal Siciid Maxamed Xirsi golaha1960 iyo websaydhada ay wada shaqeeyaan ka dib xorayntii magaalada Qandala ee ciidamada Puntland kaga xoreeyeen ururka
Read More
Wararka
Waraysigan oo aad u xiisa badan Aqoonyahanku wuxuu aad ugaga hadlay sharci darada ay masuuliyiinta somaliyeed ku haystaan kuraasta sida madaxweyne Xasan iyo dowladda uu hogaamiyo Cumar Cabdirashiid.
Read More
Waraysi
waraysigan oo aad u xiisa badan ayaa musharax madaxweyne xildhibaan C/raxman Maxamud siiyey golaha1960 ,golaha codka shacabka somaliyeed iyo websaydhada golaha,sida golaha1960.com, Arrimaha.com iyo websidhada ay xiriirka leeyihiin sida
Read More
Wararka
admin |
November 27, 2016
Waraysi Golaha1960 ay siiyeen saraakiil horay uga tirsanaan jirey Xoogga Dalka Soomaaliya, ayaa si qotadheer uga warramay aasaaskii, burburkii, iyo mustaqbalka dhismaha XDS. Waxa barnaamijka ka qayb galay
Read More
Wararka
admin |
November 26, 2016
Alxaaji Maxamed Yaasiin oo ah Ganacasade Soomaaliyeed isla markaana ah musharrax u taagan loollanka jagada Madaxweynaha Soomaaliya ee sanadka 2016. Xaaji Maxamed ayaa horay isugu soo sharraxay xilkan
Read More
Waraysi
waraysigan aadka u xiisaha badan ee Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble siiyey golaha1960 iyo wabsaydhada ku xiran ,wuxuu aad ugaga hadlay Musuq maasaqa hareeyey doorashada Baarlamaanka labada aqal ee
Read More
Wararka
admin |
November 20, 2016
Eng. Cabdicasiis Xaaji Maxamed Xuseen ayaa si qota dheer u faahfaahiyey musuqmaasuqa ka jira Soomaaliya, musuqmaasuqaa oo sida uu sheegay salka ku haya nidaamka dawliga ah ama fadaraalka.
Read More
Waraysi
Waraysigan uu Aqoonyahan Cabdicasiis Xildhibaan siiyey golaha1960 iyo websidhda ay xiriirka leeyihiin wuxuu aad uguga hadlay xaaladda somaliya ay hadda ku sugan tahay Doorashooyinka la filayo, amniga
Read More
Waraysi
Waraysigan uu Mudane cawaale qaadiid siiyey golaha1960 wuxuu aad ugaga hadlay dhibaatooyinka dhaqaale ,caafimaad iyo burbur bulshadaba uu keeno qaadku. Sidoo kale wuxuu bushada somaliyeed
Read More
Waraysi
Waraysigan ay Drs Hodan Siciid cise oo ah marwada koowaad ee Puntland siisey golaha1960 ,golaha codka somaliyeed iyo websidhada golaha .Waxay aad ugaga hadashay baahida dhinacyada kala duwan
Read More
Wararka
admin |
November 12, 2016
November 12, 2016- Waxa u suurta gashay Golaha1960 inaan waraysi dhinacyo badan taabanaya la yeelanno Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka ee Soomaaliya, Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliima Yareey). Sidoo kale
Read More
Waraysi
Waraysigan uu Garyaqaan Cabdiwaaxid Qalinle siiyey golaha1960 iyo websaydhadiisa iyo kuwa ay xiriirka leeyihiin, golaha codka shacabka somaliyeed ee GOLAHA1960 .Waraysigan oo uu kaga hadlay dhibaatooyinka ka dhalankara mustaqbalka doorashada
Read More
Waraysi
Waraysigan uu Dr Maxamud Xuseen Cigeh siiyey Golaha1960 ,golaha codka shacabka somaliyeed ,wuxuu aad ugaga hadlay shaqada uu qabto banku ,sida uu ula shaqeeyo wadamada xubnaha ka ah
Read More
Waraysi
Waraysigan uu Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble siiyey golaha1960 ,golaha codka shacabka somaliyeed iyo Websaydhada golaha,iyo kuwa xiriirka la leh. sida. www.golaha1960.com ,www.Arrimaha.com iyo www.puntlandes.com.Kaasoo uu aad ugaga faalooday doorashooyinka
Read More
Waraysi
Waraysigan uu Aqoonyahan cabdulxamiid Islan Farax siiyey Golaha1960. Golaha codka shacabka somaliyeed iyo websaydhada uu goluhu leeyahay iyo websaydhada xiriirka la leh golahan1960. Wuxuu aqoonyahanku kaga hadlay dowladnimada somaliyeed
Read More
Waraysi
Waraysigan oo ah mid aad u xiisa badan waxaa golaha1960 iyo labadiisa websidh ee www.golaha1960.com iyo www.arrimaha.com.Mudane Cabdicasiis Maxamud Maxamed oo ka mid ah ISBAHAYSIAGA RAJO. waraysiagan oo
Read More
Waraysi
Waraysigan wasiirkii hore ee Galmudug Axmed Shire Maxamed uu siiyey golaha1960 iyo labada websidh ee www.golaha1960.com iyo www.Arrimaha.com ayuu kaga hadlay doorashooyinka somaliya 2016ka ,colaada magaalada Gaalkacayo iyo
Read More