Category: Waraysi
Waraysi
Waraysigan uu siiyey golaha1960 Aqoonyahan Maxamed Cabdulle (KAARLO) wuxuu aad ugaga waramay shuruudaha looga baahan yahay iyo wadada uGu sahlan ee uu dadku u iibsan karaan GURYAHA .
Read More
Waraysi
Waraysigan aqoonyahan Siciid Biid uu siiyey golaha1960,golaha codka shacabka somaliyeed wuxuu aad ugaga hadlay sababaha aasaaska u ah in 26kii sano ee la soo dhaafay in ay ka
Read More
Waraysi
Waraysigan Q1aad Aqoonyahanku wuxuu kaga hadlay dowladihii ka horeeyey 1991 ee somaliyeed awood ahaan ,siyaasad ahaan iyo amni ahaaba .Sidoo kale wuxuu aad uGu dheeraaday sababaha aasaaska u
Read More
Waraysi
Waraysigan uu Safiirku siiyey golaha1960 golaha codka shacabka somaliyeed Safiir Axmed Cise Cawad wuxuu aad ugaga waramay adeegyada safaaraddu u qabato dadka somaliyeed ee ku nool dalka Maraykanka.Sidoo kale safiirku
Read More
Wararka
Madaxweyne ku xigeenka kowaad Mudane Maxamud Seyid Adan ayaa waraysi siiyey golaha1960 iyo saadaalnews oo wadajira . madaxweyne ku xigeenku wuxuu waraysigiisa kaga waramay socdaalka uu ku joogo
Read More
Waraysi
THE DOLLER : A GAME CHANGER Waraysigan uu siiyey Garyaqaan cabdiwaaxid cabdullahi Warsame Golaha1960 golaha codka soamliyeed,wuxuu kaga hadlay xaaladda uu ku sugan yahay dalka somaliya,hogaan xumida
Read More
Waraysi
Waraysigan uu siiyey Gudoomiyaha Gobolka Hayland Mudane Mahamed Farax golaha1960 ,golaha codka shacabka soamaliyeed,waraysigan oo uu gudoomiyuhu kaga waramay xaaladda guud ee gobolka Hayland,iyo dhamaan gobolada puntland oo
Read More
Wararka
waxaa waraysi siiyey golaha1960 ,golaha codka shacabka somaliyeed xildhibaan Siciid dahir Qodax oo ka tirsan xildhibaanada puntland.waraysigaasi oo ku saabsan xaaladda dagaal ee ka jirta gobolka hayland ee
Read More
Wararka
Garaad Cabdullaahi Cali Ciid afhayeenka isimada puntland ayaa waraysi siiyey golaha1960, golaha codka shacabka soamliyeed.Waraysigaasi uu kaga hadlay duulaanka qaawan ee ay somaliland ku soo qaaday gobolka Hayland
Read More
Wararka
Waxaa golaha1960 golaha codka shacabka somaliyeed waraysi siiyey maayarka magaalada Badhan caasimadda gobolka Sanaag Mudane C/risaaq Axmed Cise.waraysigaasi uu kaga waramay xaaladda ka jirta gobolka sanaag,dhinaca somaliland oo
Read More
Wararka
Waxaa marti noogu noqday golaha1960 ,golaha codka shacabka somaliyeed Garyaqaan Cabdiwaxid Cabdullahi Warsame .Waraysigaasi oo garyaanku uu aad ugaga hadlay inaaney somalidu ku dhaqmin datuurka ay qortaan kana
Read More
Suugaan
Waxaa Golaha1960 ,golaha codka somaliyeed marti noogu noqday 1/julay/2016 maalinta midnimada iyo xoriyadda somaliyeed Mudane Maxamuud Axmed Cabdalle.Maxamud wuxuu aad uga warbixiyey xaaladda somalida ku nool dalka Itoobiya ay
Read More
Wararka
Mudane Ibrahim Yusuf Farax (Ibrahim dheere)oo ka mid ahaan jirey madaxdii safaradii somalida ee dalka Maraykanka dowladdii rasmiga ahayd ee uGu dambeysey ,ayaa waraysi siiyey Golaha 1960 ,golaha
Read More
Wararka
Aqoonyahan Siciid Axmed X Saalax ayaa siiyey waraysi golaha1960 golaha codka shacabka somaliyeed .Waraysigaasi oo uu aad ugaga hadlay heerka aqoonyahanda somaliyeed kaga aadan yihiin wax ka qabashada
Read More
Wararka
Waxaa golaha1960 ,golaha codka shacabka somaliyeed siisay waraysi dheer Aqoonyahan Safiya Yasin, waraysigaasi oo ay kaga hadashay Qorshaha New dealka oo ay wadamada deeqda bixiyaa ugu tala galeen
Read More
Wararka
Wasiirka Dekedaha iyo la dagaalanka burcad badeeda Mudane Cabdullahi Jamac Saalax ayaa waraysi siiyey Golaha 1960 .golaha codka shacabka somaliyeed .Waraysigaasi oo uu kaga warbixiyey balaarinta dekeda Boosaaso
Read More
Wararka
Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble ayaa siiyey waraysi Golaha 1960,Golaha codka shacabka somaliyeed .Waraysigaasi oo aanu Aqoonyahanka wax kaga weydiiney heerka saamay ee ay U N tu ku leedahay
Read More
Waraysi
Barnaamijka dood golaha1960 oo ay had iyo jeer ka qayb qaataan siyaasiyiinta iyo aqoonyahanada somaliyeed ee ku kala nool woqooyiga Ameerica iyo caalamka kaleba,Barnaamijkan dooda oo aanu had
Read More
Wararka
Waraysigan waxaa qaaday Mr Dhegood. xusuus, waraysigan waxaa la qaaday feb 15,2015
Read More
Arrimaha-Bulshada
Barnaamijka kororso aqoontaada oo uu marti i noogu ahaa Aqoonyahan Anwer Maxamed Diriye Golaha 1960. Golaha codka shacabka somaliyeed,Barnaamijkan oo uu Aqoonyahanku kaga hadlaayo ,MUHIIMADDA UU LEEYAHAY IN
Read More