Waraysigan oo aad muhiim u ah oo Dr C/raxman M Cabdi Xashi siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan ,waxaanu kaga waraysanay deyn cafiska ay had iyo
Mudane Cawil Xirsi wuxuu aad uga soo horjeensadey Raaligelintii uu Madaxweyne Farmaajo siiyey Ururka S N M ee S/land ka taliya,kuwaasoo uu sheegay iney sodon sano dhibaato
Waraysigan aanu la yeelanay Dr Calim Axmed Fatax ,wuxuu kaga hadlay Sunaha ku dhasha Dalagyada ka baxa beeraha dalka Somaliya. Taasoo oo dhowaan Jamacad ku taala dalka Ingriiska
Waraysigan uu Aqoonyahan Weli Farax siiyey Golaha1960 wuxuu ku sharaxay is fahan waaga ka dhex aloosan siyaasiyiinta Somaliyeed oo inta badan ka dhalata fikir kala duwaanshaha iyo
Waraysigan oo aqoon badan xambaarsan waxaa golaha1960 bulshada Somaliyeed iyo Websaydhada ay wadashaqeeyaan u mariyey Prof:Axmed Muumin Warfaa (Prof:Warfaa). Aqoonyahanku wuxuu ka mid yahay Aqoonyahanada caalamka ku soo
Barnaamijka saddex sano ka dib Dowlada madaxweyne Maxamed A/llahi Farmajo xageebey u socotaa Dhinaca horumarka iyo Dib u dhaca ka muuqda waxqabadka ay ka sugayeen dadweynaha somaliyeed ,Barnaamijkaasi
Waraysigan oo aanu la yeelanay Aqoonyahan Cabdi Guuleed oo aanu ku eegnay Siyaasada somaliya oo baryahan dambe aragtiyo kala duwan laga bixiyo Jihada ay u socoto aragtida
Waraysigan aanu la yeelanay Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble waxaanu wax ka weydiiney Caleemasaarkii Axmed Islan ee ka dhacay magaalada Kismaayo iyo Saamaynta Masuuliyiintii hore ee xilalka
Waraysigan oo aad u xiisa badan su’aalo aad xasaasi u ahna aanu ku weydiiney Xildhibaan Cabaas Cali Ibrahim (GOLAHA1960) ,anagoo ka waraysaney Xildhibaanka qaabka ay ku yimaadeen Xildhibaanada