Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay ayaa si adag u cambaareeyay khatarta sii kordheysa ee ku wajahan nabadda iyo amniga qaaradda Afrika ee ka imanaya argaggixisannimada. 15ka xubnood ee
Wargeyska ayaa daabacay in todobaadkii la soo dhaafay xukuumadda Addis Ababa ay joojisay 19% saamiga maalgashigii ay ku laheyd dhismaha iyo ballaarinta dekeddaasi. Sidoo kale warbixinta wargeyska ayaa
Gudoomiye Cabdirashiid oo soo dhaweeyey Prof.Gaas Gudoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Punland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibril ayaa dalka ku soo dhaweyay Madaxweynihii hore ee Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali
War kasoo baxay Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Ciidamada Dowladda oo kaashanaya Taliska Mareykanka Afrika ee loosoo gaabiyo AFRICOM ay ku dileen labo xubnood oo katirsan