Wararka
Badhan:- Odayasha dhaqanka , Haweenka iyo Qaybaha Bulshadda ee Magaaladda Badhan Ayaa Shir Ay maanta Ku Yeesheen Degmadda Badhan waxaa ay kaga soo horka jeensaden Duulaanka iyo fara
Read More
Wararka
Daawo: Ciidamada reer Sanaag ee kasoo wareegay Somaliland, iyo Xafladda Soodhoweynta ah ee loogu sameeyay deegaanka Balli-Busle. Daawo: Ciidamada reer Sanaag ee kasoo wareegay Somaliland oo ku biiray
Read More
Wararka
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Khayre ayaa magaalada Dooxa ee dalka Qatar Kula Kulmay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar. Kulanka ayey uga wada hadleen xoojinta xariirka labada dowladood iyo
Read More
Arrimaha-Bulshada
Balibusle:- Gudoomiyaha Gollaha wakiiladda Dowladda Puntland oo hogaaminaya wafdi balaaran oo ka socda Dowladda Puntland oo ka kooban Wasiiro,Xildhibaano iyo Talliyaal ciidan ayaa deegaanka Bali-busle ee gobolka Haylaan
Read More
Wararka
Gudoomoyihii degamada Badhan ugu magacownaa Somaliland Cali Xuseen Maxamed ayaa iska casiley xilkaasi. Gudoomiyaha ayaa xaqiijiyry iscasilaaddiisa,wuxuuna sababta ku sheegey in la yidhi dagaalan, Wuxuuna intaasi ku daray
Read More
Wararka
Gudoomiyaha Gollaha wakiiladda Puntland Cabdixakiin maxamed axmed (Dhoobo Daareed ) oo hogaaminaya wafdi balaadhan oo ka socda Maamulka Puntland oo ka kooban Wasiiro, Xildhibaano iyo Talliyaal ciidan ayaa
Read More
Arrimaha-Bulshada
Badhan:- Haweenka Degmadda Badhan Ayaa taageeray Go'aankii ay isku casileen Talliyaashii Gobolka Sanaag ugu magacawnaa maamulka Soomaaliland oo iyaga iyo ciidamadoodii ay Hogaaminayeen ay kasoo goosteen Maamulka Jeegaanta
Read More
Wararka
pl Madaxweyne ku xigeenka PL ayaa daah furay biyo-xireen cusub oo Wasaaradda Deegaanka ay ka hirgalisay duleedka Garoowe, kaasi oo qaadaya biyo dhan 120,000 oo Foosto. Posted by
Read More
Wararka
ceelbuh:- Banaan-bax lagu taageerayo go'aankii ay isku casileen Taliyayaashii Gobolka Sanaag ugu magacawnaa maamulka Soomaaliland oo iyaga iyo ciidamadoodii ay kasoo goosteen Maamulka Jeegaanta ayaa maanta ka dhacay
Read More